Dil ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Askari katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya ayaa xalay meel ku dhaw Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho waxa uu ku dilay Wiil dhalinyaro ah oo la sheegay in Mooto Bajaaj ku shaqeesanayay. Sida aan wararka ku helnay askariga katirsan ciidanka dowlada iyo wiilka Bajaaj laha ahaa ayaa muran dhax maray, waxaana muran kadib uu askariga rasaas ku … Continue reading Dil ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya